Warbixinta Lix bilood ka 2022 ee Dabkii ka dhacay Somaliland.

  1. Sanadkan 2022 6dii bilood u horeeyey Waxaa la demiyey dab dhan = 485 Dab.
  2. Biyaha dababkas lagula dagaalamey= 6,920 foosto oo biyo ah.
  3. Wakhtiga dababkas lagula dagaalamey = 39,600 Daqiiqadood = 660 saacadood.
  4. Qiimaha hantida la badbaadiyey = 3,702,100$
  5. Tirada dadka la badbaadiyey      = 60 Qof.
  6. Tirada Neefafka la badbaadiyey= 10 Neef Geel, Lo” Adhi, bisado iyo Ay.
  7. Tirada gadiidka la badbaadiyey= 26 Gawaadhi.


Waxaa magaalada Hargeysa ka dhacey 253 Dab marka laga soo bilaabo bishii 01.01.2022 ilaa iyo 30.06.2022

 

  1. Goobaha Gurmadkii Dabka Laga Galey:
  • Degmada Gacan Libaax waxaa ka dhacey --------------------39 dab.
  • Degmada Axmed Dhagax waxaa ka dhacey ------------------39 dab.
  • Degmada Macallin Haruun waxaa ka dhacey ---------------- 14 dab.
  • Degmada Maxamoud haybe waxaa ka dhacey -------------- 40 dab.
  • Degmada Maxamed Mooge waxaa ka dhacey- ---------------09 dab.
  • Degmada Koodbuur waxaa ka dhacey --------------------------63 dab
  • Degmada 31 May                                                     ----------11 dab
  • Degmada 26ka June  ------------------------------------------------ 36 dab
  • Balligubadle -------------------------------------------------------------01 dab
  • Arabsiyo………………………………………………………..01 dab

Isu geyn                                                                               253 Dab.