Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa kulan la qaatay maamulka sare ee Hotelka Serene Sarovar Hargeisa, kulankaas oo daaranaa in qiimeyn lagu sameeyo nidaamka badqabka dabdamiska hotelka, waxyaabaha ka dhiman, in lala qiimeeyo waxa ay hayaan iyo talooyin ku saabsan arrimahaa laga siiyo huteelka.