Taliyaha ciidanka Dab-demiska Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili aya ka qayb galaya xaflada munaasiibada 18mayga

Taliyaha ciidanka Dab-demiska Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo habeenimadii xalay ka qayb galay munaasibad ballaadhan oo ka qabsoontay qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, taasoo lagu xusayay 30 guuradii ka soo wareegtay Qaranimada Somaliland ee 18 May.

#Happy18May2021