
Tababar ku saabsan dabka oo ciidanka Dab-demisku u qabtay xubno ka mida ardayda Gollis University.
Tababar ku saabsan dabka oo ciidanka Dab-demisku u qabtay xubno ka mida ardayda Gollis University. Tababarkan ayaa ardaydu ku barteen sida looga hortago aafada dabka, hadii dab kaco sida loogu damiyo qalabka ku haboon iyo talooyin kale oo ku saabsan ka hortagga dabka.[email protected]
Cabdiwahaab Toox
990 Emergency Service