Shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Berbera.

#Berbera Alle haw naxariistee Afar qof ayaa ku dhintay halka afar kalena ku dhaawacmeen Shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Berbera. 

Laba gaadhi oo kala ahaa Vitz iyo Bas ayaa sababay shilkan, waxaana si degdega uga hawlgalay ciidanka Dab-demiska magaalada
Berbera,iyadoo Maydkii iyo dhaawacii la gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada.

Info@somalilandfire.com 
990 Emergency Services