Sareeye Guuto Sawaaxili Taliyaha Ciidanka DQ Oo Qayb Ka Ahaa Sagootintii Madaxweynaha Somaliland Oo U Safar Ugu Baxay Cariga Maraykanka

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb galay sagootinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo galabta safar shaqo ugu ambo baxay waddanka Maraykanka.
[email protected]