
Sareeye Guuto Sawaaxili Taliyaha Ciidanka DQ Oo Qayb Ka Ahaa Sagootintii Madaxweynaha Somaliland Oo U Safar Ugu Baxay Cariga Maraykanka
Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb galay sagootinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo galabta safar shaqo ugu ambo baxay waddanka Maraykanka.[email protected]

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        