Olalihii nadaafadeed ee billaha ahaa oo ciidanka Dab-demisku ka hawlgaleen magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dab-demiska Hargeysa waxay maanta ka hawlgaleen nadaafadii billaha ahayd ee caasimada Hargeysa , waxaana ciidamadu ka shaqeeyeen agagaarka xarunta guud ee ciidanka Dab-demiska ee magaalada Hargeysa.Ciidanka ayaa markastaba ka qayb qaata ololayaasha nadaafada ee ka qabsooma guud ahaan magaalooyinka iyo degmooyinka dalka.
Cabdiwahaab Cismaan Toox
[email protected]

 
  
  
  
  
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
									 
										 
                         
                         
                        