Olale Nadaafadeed oo Ciidanka Dab-demisku sameeyeen.

Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta guud ahaan sameeyay olole nadaafadeed, kuwaasi oo ahaa laba qaybood :
1. Olale nadaafadeed oo ciidanka Lixda gobol ka hawlgalaa ku nadiifinayeen xarumahooda.
2. Olale nadaafadeed oo ciidanka iyo dawladaha hoose ee gobalada iyo degmooyinku iska kaashanayeen.
Guud ahaan Ciidanka Dabdemiska saraakiil iyo ciidanba waxaa si wadajira looga qayb qaatay olalahaas.
Info@somalilandfire.com