Neef Geela Oo Ciidanka Dab-Demisku Ka Soo Samatabixiyeen Musqul Uu Ku Dhacay

Hargeysa- Neef Geela oo Ciidanka Dabdemiska Hargeysa maanta ka Soo samatabixiyeen Musqul La Duntay Degmada Ibraahim Koodbuur ee Magaalada Hargeysa.

Ciidanka oo adeegsanaya Qalabka Samatabixinta ayaa neefkaa ka soo Samatabixiyay godka.

Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska JSL
Hargeysa Somaliland
990Emergency Call Centre