Laba Gaadhi oo Ciidfanka Dab-demisku Dooxa weyn ee Hargeysa ka soo badbaadiyeen.

Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa ayaa maanta galinkii dambe laba gaadhi oo kala ahaa Bas arday siday iyo Xaajiyad ugu gurmaday dooxa weyn ee Hargeysa, halkaas oo labadii gaadhi ka soo saareen dooxa.
Info@fire.govsomaliland.org
990 Emergency Service