Hawlgaladii iyo waxqabadkii Ciidanka Dab-demiska JSL Lix biloodkii Sanadkan 2023

  1. Sanadkan 2023 6dii belood u horeeyey Waxaa la demiyey dab dhan = 341 Dab.
  2. Biyaha dababkas lagula dagaalamey= 2,943 foosto oo biyo ah.
  3. Wakhtiga dababkas lagula dagaalamey = 20,529 daqiiqadood = 342 saacadood.
  4. Qiimaha hantida la badbaadiyey = 3,572,726$
  5. Tirada dadka la badbaadiyey      = 51 Qof.
  6. Tirada Neefafka la badbaadiyey= 06 Neef Geel, Lo” Adhi, bisado iyo Ay.
  7. Tirada gadiidka la badbaadiyey= 48 Gawaadhi.