#Hargeysa Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa damiyay Meherad Hudheel cunto ah oo lagu magacaabo Soorsame oo dab qabsaday kuna yaala degmada Gacanlibaax.

#Hargeysa Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa damiyay Meherad Hudheel cunto ah oo lagu magacaabo Soorsame oo dab qabsaday kuna yaala degmada Gacanlibaax.
Alle mahadii Ciidamada ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo khatar galiyay meheradihii kale .Ma jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho oo dabkaasi sababay.
Ciidamada Dab-demisku waxay halkan fariin uga dirayaan bulshada inay ka taxadaraan halista dabka, sidoo kalena ka feejignaadaan wax kasta oo dhalin kara dab.kana foogaadaan goobaha dabku ka kaco, iyagoo ka taxadaraya inay ku soo buuqaan.
Hadii aad dab la kulanto soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 Shirkadaha Telesom iyo Somtel.
990 Gurmadka degdega ah