Ciidanka Dab-demiska magaalada Ceerigaabo ayaa soo badbaadiyay Nin ku dhacay God xaafada Xagal ee kaantaroolka Bari ee magaalada Ceerigaabo.

Ciidanka Dab-demiska magaalada Ceerigaabo ayaa soo badbaadiyay Nin ku dhacay God xaafada Xagal ee kaantaroolka Bari ee magaalada Ceerigaabo.
Ciidamada Dab-demiska ayaa ku guuleystay isagoo nool oo caafimaad Qaba inay soo badbaadiyaan ninkaa.
Ciidamada Dab-demiska ayaa had iyo goor ka hawlagala badbaadada iyo samatabixinaha dad iyo duunyo. Waxaana Ciidamada Dab-demisku bulshada ku wacyigelinayaan inay ka taxadaraan godadka iyo goobaha kale ee khatarta ah.
Info.fire@sldgov.org
Cabdiwahaab Toox
990 Emergency Service