Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo OO u damiyay guri daara oo qol ka mida dab qabsaday.

Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo ayaa u gurmaday guri daara oo qol ka mida dab qabsaday. Ciidamada ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas.
Ma jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho oo dabkaasi sababay.Sababta dabkaasna waxaa gacanta ku haya ciidanka Baadhista Booliska.
Info.fire@sldgov.org