Ciidanka Dab-Demiska Caasimadda Oo Damiyay Dab Ka Kacay Guri Jiingada Oo Ku Yaalla Xaafadda Jig-Jiga Yar

Ciidanka Dab-demiska Caasimadda oo damiyay Dab ka kacay Guri Jiingada oo ku yaalla Xaafadda Jig-jiga yar

Hargeysa ( CDQ )- 14/10/2019 Ciidanka Dab-demiska Caasimadda Hargeysa ayaa Maanta Abbaaro 01:02 pm {Duhurnimo} ka hawgalay Dab qabsaday guri Jiingada oo ku yaalla Degmada Ibraahin Koodbuur gaar ahaan Xaafadda Jig-jiga yar ee Magaalada Hargeysa, waxay Ciidanku ka xakameeyeen Dabkaasi inuu ku fido Guriga intiisa kale iyagoo ku damiyay dabkaana isla goobtii uu ka bilaabmay.

Xafiiska Warbaahint Ciidanka Dab-demiska JSL
Hargeysa/Somaliland
990 Emergency Call