
Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa habeenimadii xalay u gurmaday Gaadhi Bas ah
#Hargeysa - Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa habeenimadii xalay u gurmaday Gaadhi Bas ah oo ku ciladoobay agagaarka Biriishka weyn ee magaalada Hargeysa gaar ahaan dhinaca Hadhwanaag.Ciidanka ayaa gaadhigaa ka saaray goobtii uu ku ciladoobay, waxaa na ay ka duween dariiqa
Ciidanka Booliska, Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa iyaguna dhankooda hawlgalkaa ka qayb qaatay, waxaana iyaguna ciidamada si fiican ula shaqeeyay dadweynahii goobtaas ku sugnaa.
Taliyaha Ciidanka Dabdamiska oo Qiimeyn ku sameeyay Hotelka Serene Sarovar Hargeisa
Tababar ku saabsan Haamaha Breathing Appartus
Dabdemiska Ceerigaabo iyo Hargeysa oo ka halwgalay guryo gubtay kuwaasoo u badnaa daaro iyo Jiingado.
Alle haw Naxariistee Hooyo iyo laba Caruura ayaa ku dhintay Dab ka kacay Hoygii ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax.
Ciidanka Dabdemiska Berbera oo damiyay Guri Jiingada oo dab Qabsaday kuna yaala degmadaas.
Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo heegan kaga jira suuqa Wajaale.