Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa habeenimadii xalay u gurmaday Gaadhi Bas ah

#Hargeysa - Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa habeenimadii xalay u gurmaday Gaadhi Bas ah oo ku ciladoobay agagaarka Biriishka weyn ee magaalada Hargeysa gaar ahaan dhinaca Hadhwanaag.
Ciidanka ayaa gaadhigaa ka saaray goobtii uu ku ciladoobay, waxaa na ay ka duween dariiqa
Ciidanka Booliska, Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa iyaguna dhankooda hawlgalkaa ka qayb qaatay, waxaana iyaguna ciidamada si fiican ula shaqeeyay dadweynahii goobtaas ku sugnaa.
																								
						 </div>
						 	  <div class= Share this post with your friends

facebook_logo.png twitter_logo.png linkedin_logo.png pinterest_logo.png