Ciidanka Dab-demiska Berbera oo damiyay Dab Qabsaday Xeryaha Xoolaha Jaabiriga.

#Berbera_ Ciidanka Dab-demiska Magaalada Berbera ayaa damiyay dab qabsaday xeryaha xoolaha ee maxjarka Jaabiriga oo ku yaala xaafada Burco_sheekh ee magaalada Berbera.
Ciidanka Dab-demiska ayaa ku guuleystay daminta dabkaas, dhanka kale maamulka degmada iyo ciidanka Booliska ayaa iyaguna hawlgalkaa ka qayb qaatay.
Warbaahinta CDQ
Berbera/Somaliland
990- Emergency Call.