Ciidamada Dab-demiska Ceerigaabo iyo Gabiley oo samatabixiyay laba qof oo dab ku gubtay.

Ciidamada Dab-demiska Ceerigaabo iyo Gabiley oo samatabixiyay laba qof oo dab ku gubtay.
Ciidamada oo markii gurmadkaa lagu soo wargeliyay gaadhay goobtaa ayaa soo badbaadiyay labadaa qof, waxaana ay gaadhsiiyeen cisbitaalada Gabiley iyo Ceerigaabo.
Qofka koowaad ayaa ku gubtay gurigiisa oo dab qabsaday, halka qofka kalena uu ku gubtay Baatrool.
Ugu dambayn ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada inay ka fogaadaan hadii dabku weynahay isla markaana keeni karo khatar.
Info.fire@sldgov.org